Sekaryaah Chapter 13 Verse 2 SOM
Sekaryaah 13:2 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sekaryaah 13:2 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Sekaryaah 13:2 SOM
Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Waxay wakhtigaas noqon doontaa inaan dalka dhexdiisa ka wada baabbi'iyo magacyada sanamyada, oo mar dambena iyaga lama soo xusuusan doono, oo weliba waxaan ka dhigi doonaa inay nebiyada beenta ah iyo ruuxa wasakhda ahuba dalka ka dhex baxaan.
View New TabSocial Share Icons
Sekaryaah 13:2 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Sekaryaah 13:2 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sekaryaah 13:2 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Kowaad 22:22 (SOM) »
Kolkaasaa Rabbigu ku yidhi, Sidee baad u soo sasabaysaa? Isna wuxuu yidhi, Anigu waan tegayaa oo waxaan noqonayaa ruux beenlow ah oo afka nebiyadiisa oo dhan ku jira. Oo Rabbigu wuxuu yidhi, Adigu waad sasabi doontaa oo weliba waad ka adkaan doontaa, haddaba tag oo saas yeel.

Yeremyaah 23:14 (SOM) »
Oo nebiyadii Yeruusaalemna wax aad iyo aad u xun, baan ku arkay. Way sinaystaan, oo been bay ku socdaan, oo weliba waxay sii xoogeeyaan gacmaha xumaanfalayaasha, si aan midnaba xumaantiisa uga soo noqon. Iyagu kulligood waxay iila mid noqdeen sidii Sodom, oo kuwii degganaana sidii Gomora oo kale.

Hoosheeca 2:17 (SOM) »
Waayo, afkeeda waan ka fogayn doonaa magacyada Bacaliimta, iyana mar dambe magacooda lama soo qaadi doono.

Baxniintii 23:13 (SOM) »
Oo kulli wixii aan idinku idhi oo dhan waa inaad aad u dhawrtaan, oo ilaahyo kale magacood ha soo qaadina innaba, ama afkaagaba yaan laga maqlin.

Yexesqeel 30:13 (SOM) »
Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Weliba sanamyada waan wada burburin doonaa, oo ekaamahana Nof baan ka baabbi'in doonaa, oo mar dambena ma uu jiri doono amiir dalka Masar u taliyaa, oo dalka Masarna cabsi baan ku soo dejin doonaa.

Yexesqeel 36:25 (SOM) »
Oo markaasaan biyo nadiif ah idinku kor rushayn doonaa, oo idinna nadiif baad ahaan doontaan, oo waxaan idinka nadiifin doonaa wasakhdiinnii oo dhan iyo sanamyadiinnii oo dhanba.

Sabuurradii 16:4 (SOM) »
Kuwa ilaaha kale u dheereeya murugtoodu waa badnaan doontaa, Laakiinse anigu bixin maayo qurbaankooda cabniinka oo dhiigga ah, Oo magacyadoodana bushimahayga ku soo qaadi maayo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:3 (SOM) »
Oo waa inaad meelahooda allabariga dumisaan, oo aad tiirarkoodana wada burburisaan, oo aad geedahooda Asheeraahna gubtaan, oo sanamyada xardhan oo ilaahyadoodana waa inaad jartaan, oo magacoodana waa inaad meeshaas ka baabbi'isaan.

Yeremyaah 29:23 (SOM) »
maxaa yeelay, nacasnimo ayay dalka Israa'iil ku dhex sameeyeen, oo weliba naagihii derisyadooda ayay ka sinaysteen, oo erayo been ah oo aanan iyaga ku soo amrin ayay magacayga ku hadleen. Anigu kan og baan ahay, oo markhaati baan ka ahay, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 8:10 (SOM) »
Sidaas daraaddeed waxaan naagahooda siin doonaa kuwa kale, oo beerahoodana waxaan siin doonaa kuwo xantiyi doona, waayo, midkood kasta kan ugu yar ilaa kan ugu weynuba wuxuu u go'ay damacxumaan, oo nebiga iyo xataa wadaadka inta ka dhexle midkood kastaaba been buu ku macaamiloodaa.

Yexesqeel 13:23 (SOM) »
sidaas daraaddeed mar dambe wax aan waxba ahayn ma arki doontaan, oo faalna ma faalin doontaan, oo dadkayga ayaan gacantiinna ka samatabbixin doonaa, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.
Available Bible Translations
Zechariah 13:2 (ASV) »
Zechariah 13:2 (KJV) »
Zechariah 13:2 (GW) »
Zechariah 13:2 (BSB) »
Zechariah 13:2 (WEB) »
Zacharie 13:2 (LSG) »
Sacharja 13:2 (LUTH1912) »
जकर्याह 13:2 (HINIRV) »
ਜ਼ਕਰਯਾਹ 13:2 (PANIRV) »
জখৰিয়া 13:2 (BENIRV) »
சகரியா 13:2 (TAMIRV) »
जखऱ्या 13:2 (MARIRV) »
జెకర్యా 13:2 (TELIRV) »
ઝખાર્યા 13:2 (GUJIRV) »
ಜೆಕರ್ಯನು 13:2 (KANIRV) »
زَكَريَّا 13:2 (AVD) »
זכריה 13:2 (HEB) »
Xê-ca-ri-a 13:2 (VIE) »
Zacarías 13:2 (RVA) »
Zaccaria 13:2 (RIV) »
撒 迦 利 亚 书 13:2 (CUVS) »
撒 迦 利 亞 13:2 (CUVT) »
Zakaria 13:2 (ALB) »
Sakaria 13:2 (SV1917) »
Захария 13:2 (RUSV) »
Захарія 13:2 (UKR) »
Zakariás 13:2 (KAR) »
Захария 13:2 (BULG) »
ゼカリヤ書 13:2 (JPN) »
Sakarja 13:2 (NORSK) »
Zekaria 13:2 (SWHULB) »
Zachariasza 13:2 (POLUBG) »
Zacharia 13:2 (NLD) »
Zakarias 13:2 (DA1871) »
Sekaryaah 13 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »







