Sabuurradii 89:41 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sabuurradii 89:41 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Sabuurradii 89:41 SOM - Wax alla wixii jidka soo mara oo dhanba isagay - Bible Verse Picture

Sabuurradii 89:41 SOM

Wax alla wixii jidka soo mara oo dhanba isagay dhacaan, Oo derisyadiisana wuxuu u noqday cay.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Sabuurradii 89:41 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Sabuurradii 89:41 SOM - Wax alla wixii jidka soo mara oo dhanba isagay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Sabuurradii 89:41 SOM - Wax alla wixii jidka soo mara oo dhanba isagay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Sabuurradii 89:41 SOM - Wax alla wixii jidka soo mara oo dhanba isagay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Sabuurradii 89:41 SOM - Wax alla wixii jidka soo mara oo dhanba isagay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Sabuurradii 89:41 SOM - Wax alla wixii jidka soo mara oo dhanba isagay - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Sabuurradii 89:41 SOM - Wax alla wixii jidka soo mara oo dhanba isagay - Bible Verse Picture
View New Tab

Sabuurradii 89:41 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sabuurradii 89:41 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sabuurradii 79:4 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 79:4 (SOM) »
Waxaannu cay u noqonnay derisyadayadii, Kuwa nagu wareegsanna wax la quudhsado oo lagu qoslo.

Daanyeel 9:16 SOM Bible Verse Image
Daanyeel 9:16 (SOM) »
Sayidow, waan ku baryayaaye xaqnimadaada oo dhan aawadeed, Dhirifkaaga iyo cadhadaaduba ha ka leexdeen magaaladaada Yeruusaalem, oo ah buurtaada quduuska ah; waayo, dembiyadayada iyo xumaantii awowayaashayo aawadood ayaa Yeruusaalem iyo dadkaagiiba kuwo ceebaysan ugu noqdeen inta nagu wareegsan oo dhan.

Yeremyaah 29:18 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 29:18 (SOM) »
Oo waxaan iyaga ku eryan doonaa seef iyo abaar iyo belaayo, oo waxaan ka dhigi doonaa inay boqortooyooyinka dunida oo dhan ku dhex rogrogmadaan hor iyo dib, oo ay inkaar iyo wax laga yaabo oo lagu foodhyo, iyo cay ku dhex noqdaan quruumaha aan u kexeeyey oo dhan,

Yeremyaah 44:12 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 44:12 (SOM) »
Oo waxaan qaadan doonaa kuwa dadka Yahuudah ka hadhay ee wejigooda ku qummaatiyey inay dalka Masar galaan oo ay halkaas degaan, oo kulligoodna way wada baabbi'i doonaan, oo waxay ku le'an doonaan dalka Masar. Waxaa baabba' ka dhigi doona seef iyo abaar, wayna wada dhiman doonaan, oo kan ugu yar ilaa kan ugu weyn waxay ku baabbi'i doonaan seef iyo abaar, oo waxay wada noqon doonaan wax aad loo karho, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar iyo cay.

Yeremyaah 44:8 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 44:8 (SOM) »
Waxaad igaga cadhaysiisaan shuqullada gacmihiinna idinkoo ilaahyo kale foox ugu shidaya dalka Masar oo aad u tagteen inaad degtaan, si laydiin wada baabbi'iyo oo aad quruumaha dunida oo dhan ugu dhex ahaataan inkaar iyo cay.

Yeremyaah 42:18 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 42:18 (SOM) »
Waayo, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Sidii xanaaqaygii iyo cadhadaydii ay kuwii Yeruusaalem degganaa ugu dheceen oo kale ayaa cadhadaydu idiinku dhici doonta markaad dalka Masar gashaan, oo weliba waxaad wada noqon doontaan wax aad loo karho, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar, iyo cay, oo meeshanna mar dambe ma aad arki doontaan innaba.

Yeremyaah 50:17 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 50:17 (SOM) »
Dadka Israa'iil waa sida ido kala firidhsan oo kale. Libaaxyaa kala eryay. Markii hore waxaa baabbi'iyey boqorkii Ashuur, oo markii dambena Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon ayaa lafihiisii burbursaday.

Ishacyaah 10:6 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 10:6 (SOM) »
Isagaan u diri doonaa inuu quruun cibaadalaawayaal ah ku kaco, oo waxaan ku amri doonaa amar ka gees ah dadka aan u cadhooday, inuu maalkooda dhaco, oo uu maxaabiis kexeeyo, oo uu iyaga ugu tunto sida dhoobada jidadka dhex taal.

Sabuurradii 44:10 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 44:10 (SOM) »
Waxaa dib nooga celisaa cadowgayaga hortiisa, Oo kuwa na necebuna way na dhacaan.

Sabuurradii 80:13 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 80:13 (SOM) »
Waxaa kharriba doofaarka kaynta, Oo waxaa iska daaqda ugaadha duurka.

Sabuurradii 74:10 SOM Bible Verse Image
Sabuurradii 74:10 (SOM) »
Ilaahow, ilaa goormaa cadowgu caytamayaa? Cadowgu miyuu magacaaga caayayaa weligiisba?

Nexemyaah 5:9 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 5:9 (SOM) »
Oo weliba waxaan idhi, War waxaad samaysaan ma wanaagsana. Sow waajib idinkuma aha inaad ku socotaan ka cabsashada Ilaaheenna cayda quruumaha cadaawayaasheenna ah aawadeed?

Available Bible Translations

American Standard Version
Psalms 89:41 (ASV) »
King James Version
Psalms 89:41 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Psalms 89:41 (GW) »
World English Bible
Psalms 89:41 (WEB) »
Louis Segond 1910
Psaumes 89:41 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
भजन संहिता 89:41 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਜ਼ਬੂਰ 89:41 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
গীতমালা 89:41 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
சங்கீதங்கள் 89:41 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
स्तोत्रसंहिता 89:41 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
కీర్తన 89:41 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
ગીતશાસ્ત્ર 89:41 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಕೀರ್ತನೆಗಳು 89:41 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلْمَزَامِيرُ 89:41 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
תהלים 89:41 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Thánh Thi 89:41 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Salmos 89:41 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Salmi 89:41 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
诗 篇 89:41 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
詩 篇 89:41 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Psalmet 89:41 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Psaltaren 89:41 (SV1917) »
Библия на русском
Псалтирь 89:41 (RUSV) »
Українська Біблія
Псалми 89:41 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Zsoltárok 89:41 (KAR) »
Българска Библия
Псалми 89:41 (BULG) »
聖書 日本語
詩篇 89:41 (JPN) »
De Heilige Schrift
Psalmen 89:41 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Salme 89:41 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »