Xaakinnada Chapter 20 Verse 13 SOM
Xaakinnada 20:13 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Xaakinnada 20:13 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Xaakinnada 20:13 SOM
Haddaba sidaas daraaddeed nimanka xunxun ee Gibecaah jooga noo soo bixiya, aannu dilnee, oo aannu reer binu Israa'iil sharka ka dhex fogaynee. Laakiinse reer Benyaamiin ma ay doonaynin inay dhegaystaan codkii reer binu Israa'iil oo walaalahood ahaa.
View New TabSocial Share Icons
Xaakinnada 20:13 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Xaakinnada 20:13 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Xaakinnada 20:13 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:12 (SOM) »
Oo ninkii kibra oo diidaa inuu maqlo wadaadka Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa u taagan inuu u adeego, amase xaakinka, ninkaas waa in la dilaa, oo sharka waa inaad reer binu Israa'iil ka saartaan.

Xaakinnada 19:22 (SOM) »
Oo intay farxayeen waxaa yimid raggii magaalada oo niman xunxun ah, oo intay guriga hareereeyeen ayay albaabkii garaaceen, markaasay la hadleen odaygii guriga lahaa, oo ku yidhaahdeen, Noo soo bixi ninkii gurigaaga soo galay, aannu u tagnee.

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:13 (SOM) »
iyadoo la leeyahay, Dad waxmatarayaal ah baa dhexdiinna ka baxay oo waxay jiiteen dadkii magaaladooda degganaa, iyagoo leh, Ina keena oo aynu u adeegno ilaahyo kale, kuwaasoo aydaan aqoon,

Muujintii 18:4 (SOM) »
Oo haddana waxaan maqlay cod kale oo samada ka dhawaaqaya oo leh, Dadkaygiiyow, iyada ka soo baxa, yeydnan dembiyadeeda la qaybsane, oo aydnaan belaayooyinkeeda heline;

Samuu'eel Kowaad 30:22 (SOM) »
Markaasay raggii sharka lahaa ee waxmatarayaasha ahaa oo Daa'uud raacay oo dhammuba waxay ugu jawaabeen, Maalkii aannu soo dhacsannay iyaga waxba ka siin mayno, maxaa yeelay, nama ay raacin, laakiinse nin kasta waxaannu siinaynaa naagtiisii iyo carruurtiisii, ee ha kaxaysteen oo ha iska tageen.

Samuu'eel Kowaad 2:25 (SOM) »
Haddii nin mid kale ku dembaabo, Ilaah baa isaga xukumi doona, laakiinse nin hadduu Rabbiga ku dembaabo, bal yaa isaga u baryootami doona? Laakiinse iyagu ma ay dhegaysan codkii aabbahood, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu doonayay inuu dilo iyaga.

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:24 (SOM) »
markaas labadoodaba waa inaad soo bixisaan oo keentaan magaaladaas iriddeeda, oo waa inaad dhagxisaan si ay u dhintaan, maxaa yeelay, gabadhu magaaladay joogtay, mana ay qaylin, ninkuna ceeb buu ku hoosaysiiyey tii deriskiisa u doonanayd, oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 19:19 (SOM) »
markaas waa inaad ku samaysaan siduu damcay inuu walaalkiis ku sameeyo, oo sidaas waa inaad dhexdiinna sharka uga saartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:5 (SOM) »
Oo nebigaas ama riyaalowgaas waa in la dilaa, maxaa yeelay, wuxuu ku hadlay wax ku caasinimo ah Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar oo idinka soo furtay gurigii addoonsiga, si uu idiinka leexiyo jidkii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku amray inaad ku socotaan. Oo sidaas waa inaad shar dhexdiinna uga saartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:7 (SOM) »
Oo markhaatiyaashu waa inay marka hore u gacan qaadaan qofkaas, dabadeedna dadka oo dhammu waa inay u gacan qaadaan. Oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:21 (SOM) »
markaas gabadha dibadda ha u soo bixiyeen oo ha keeneen guriga aabbaheed iriddiisa, oo dadka magaaladaas jooga oo dhammu iyada ha dhagxiyeen si ay u dhimato, maxaa yeelay, iyadu nacasnimo bay ku dhex samaysay reer binu Israa'iil oo waxay ku dhillowday gurigii aabbaheed, oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:21 (SOM) »
Oo markaas nimanka magaaladiisa oo dhammu waa inay isaga dhagxiyaan si uu u dhinto. Oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan, oo reer binu Israa'iil oo dhammu taas way maqli doonaan, markaasay cabsan doonaan.
Available Bible Translations
Judges 20:13 (ASV) »
Judges 20:13 (KJV) »
Judges 20:13 (GW) »
Judges 20:13 (BSB) »
Judges 20:13 (WEB) »
Juges 20:13 (LSG) »
Richter 20:13 (LUTH1912) »
न्यायियों 20:13 (HINIRV) »
ਕਜ਼ਾૃ 20:13 (PANIRV) »
বিচাৰকর্তাবিলাক 20:13 (BENIRV) »
நியாயாதிபதிகள் 20:13 (TAMIRV) »
शास्ते 20:13 (MARIRV) »
న్యాయాధిపతులు 20:13 (TELIRV) »
ન્યાયાધીશો 20:13 (GUJIRV) »
ನ್ಯಾಯಸ್ಥಾಪಕರು 20:13 (KANIRV) »
اَلْقُضَاة 20:13 (AVD) »
שפטים 20:13 (HEB) »
Các Thủ Lãnh 20:13 (VIE) »
Jueces 20:13 (RVA) »
Giudici 20:13 (RIV) »
士 师 记 20:13 (CUVS) »
士 師 記 20:13 (CUVT) »
Gjyqtarët 20:13 (ALB) »
Domarboken 20:13 (SV1917) »
Книга Судей 20:13 (RUSV) »
Книга Суддів 20:13 (UKR) »
Bírák 20:13 (KAR) »
Съдии 20:13 (BULG) »
士師記 20:13 (JPN) »
Dommerne 20:13 (NORSK) »
Waamuzi 20:13 (SWHULB) »
Księga Sędziów 20:13 (POLUBG) »
Richtere 20:13 (NLD) »
Dommer 20:13 (DA1871) »
Xaakinnada 20 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






