Yeremyaah 17:4 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Yeremyaah 17:4 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Yeremyaah 17:4 SOM - Oo adiga qudhaadu waad sii dayn doontaa dhaxalkii - Bible Verse Picture

Yeremyaah 17:4 SOM

Oo adiga qudhaadu waad sii dayn doontaa dhaxalkii aan ku siiyey, oo inaad cadaawayaashaada ugu adeegtid dal aadan weligaa aqoonin ayaan ka dhigi doonaa, waayo, waxaad cadhadaydii ku dhex shidday dab weligiisba sii ololaya.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Yeremyaah 17:4 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Yeremyaah 17:4 SOM - Oo adiga qudhaadu waad sii dayn doontaa dhaxalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Yeremyaah 17:4 SOM - Oo adiga qudhaadu waad sii dayn doontaa dhaxalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Yeremyaah 17:4 SOM - Oo adiga qudhaadu waad sii dayn doontaa dhaxalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Yeremyaah 17:4 SOM - Oo adiga qudhaadu waad sii dayn doontaa dhaxalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Yeremyaah 17:4 SOM - Oo adiga qudhaadu waad sii dayn doontaa dhaxalkii - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Yeremyaah 17:4 SOM - Oo adiga qudhaadu waad sii dayn doontaa dhaxalkii - Bible Verse Picture
View New Tab

Yeremyaah 17:4 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Yeremyaah 17:4 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yeremyaah 15:14 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 15:14 (SOM) »
Oo waxaan ka dhigi doonaa inaad cadaawayaashaada ula gudubtid dal aadan innaba aqoonin, waayo, waxaa xanaaqaygii ka ololay dab idin gubi doona.

Yeremyaah 7:20 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 7:20 (SOM) »
Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, xanaaqayga iyo cadhadayda ayaan ku soo dejin doonaa meeshan iyo dadka iyo duunyada, iyo dhirta duurka, iyo midhaha dhulkaba. Cadhadaydu way wada gubi doontaa oo lamana demin doono.

Baroorashadii Yeremyaah 5:2 SOM Bible Verse Image
Baroorashadii Yeremyaah 5:2 (SOM) »
Dhaxalkayagii waxaa helay shisheeyayaal. Guryahayagiina waxaa iska qaatay ajnabiyo.

Ishacyaah 5:25 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 5:25 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed ayaa cadhadii Rabbigu dadkiisa ugu oloshay, oo wuxuu iyaga ku soo fidiyey gacantiisii, wax buuna ku dhuftay, oo buurihiina way wada gariireen, oo meydadkoodiina jidadkay dhex daadsanaayeen sida qashin oo kale, hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisu weli way sii fidsan tahay.

Markos 9:43 SOM Bible Verse Image
Markos 9:43 (SOM) »
Haddii gacantaadu ku xumayso, iska jar; waxaa kuu wanaagsan inaad gacanla'aan nolosha ku gashid intii aad adigoo laba gacmood leh ula tegi lahayd jahannamada ee ah dabkii aan la demin karayn

Ishacyaah 14:3 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 14:3 (SOM) »
Oo maalinta Rabbigu kaa nasiyo murugtaadii, iyo dhibkaagii, iyo addoonsigii adkaa oo lagugu addoonsanayay,

Yeremyaah 16:13 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 16:13 (SOM) »
Oo sidaas daraaddeed dalkan waan idinka xoori doonaa oo waxaan idinku dhex tuuri doonaa dal aydaan aqoonin idinka iyo awowayaashiin toona, oo halkaasaad ilaahyo kale ugu adeegi doontaan habeen iyo maalinba, oo aniguna innaba raalli idinkama ahaan doono.

Yeremyaah 27:12 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 27:12 (SOM) »
Weliba erayadan oo dhanna waan kula hadlay Sidqiyaah oo ah boqorka dalka Yahuudah, oo waxaan ku idhi, Qoortiinna ka hoos mariya harqoodka boqorka Baabuloon, oo u adeega isaga iyo dadkiisa, oo saas ku noolaada.

Ishacyaah 30:33 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 30:33 (SOM) »
Waayo, Tofed waa horaa la sii diyaarshay, oo waxaa loo sii hagaajiyey boqorka, oo aad buu u sii qoday oo uu sii ballaadhiyey, oo waxaa ka tuullan dab iyo qoryo faro badan, oo waxaa shidaysa neeftii Rabbiga oo la moodo sida durdur baaruud ah.

Yashuuca 23:15 SOM Bible Verse Image
Yashuuca 23:15 (SOM) »
Oo siday waxyaalihii wanaagsanaa idiinku soo wada degeen, kuwaasoo ahaa kuwii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinkula hadlay, ayaa Rabbigu idiinku soo dejin doonaa waxyaalaha sharka ah oo dhan, ilaa uu idinka baabbi'iyo dalkan wanaagsan oo Rabbiga Ilaahiinna ahu idin siiyey.

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:26 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 4:26 (SOM) »
waxaan samada iyo dhulka maanta ugu yeedhayaa inay idinku marag furaan, inaad dhaqso uga wada baabbi'i doontaan dalka aad Webi Urdun uga gudbaysaan inaad hantidaan. Dalkaas cimrigiinnu kuma raagi doono, laakiinse kulligiin waad wada baabbi'i doontaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:25 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:25 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu ka dhigi doonaa in laydinku laayo cadaawayaashiinna hortooda, oo iyaga jid qudha baad kaga iman doontaan, oo hortooda ayaad toddoba jid ku kala carari doontaan, oo boqortooyooyinka dunida oo dhammu waad ku dhex rogrogmi doontaan hore iyo dib.

Available Bible Translations

American Standard Version
Jeremiah 17:4 (ASV) »
King James Version
Jeremiah 17:4 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Jeremiah 17:4 (GW) »
World English Bible
Jeremiah 17:4 (WEB) »
Louis Segond 1910
Jérémie 17:4 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
यिर्मयाह 17:4 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਯਿਰਮਿਯਾਹ 17:4 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
যিৰিমিয়া 17:4 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
எரேமியா 17:4 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
यिर्मया 17:4 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
యిర్మీయా 17:4 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
યર્મિયા 17:4 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಯೆರೆಮೀಯನು 17:4 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
إِرْمِيَا 17:4 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
ירמיה 17:4 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Giê-rê-mi-a 17:4 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Jeremías 17:4 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Geremia 17:4 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
耶 利 米 书 17:4 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
耶 利 米 書 17:4 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Jeremia 17:4 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Jeremia 17:4 (SV1917) »
Библия на русском
Иеремия 17:4 (RUSV) »
Українська Біблія
Єремія 17:4 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Jeremiás 17:4 (KAR) »
Българска Библия
Еремия 17:4 (BULG) »
De Heilige Schrift
Jeremia 17:4 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »