Ishacyaah Chapter 32 Verse 19 SOM
Ishacyaah 32:19 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 32:19 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Ishacyaah 32:19 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 32:19 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 28:17 (SOM) »
Oo caddaaladna waxaan ka dhigi doonaa xadhig qiyaaseed, xaqnimona waxaan ka dhigi doonaa xadhig miisaan leh, oo roobdhagaxyaaluhuna wuxuu xaaqi doonaa gabbaadka beenta, oo biyuhuna waxay qarqin doonaan meesha dhuumashada.

Ishacyaah 26:5 (SOM) »
Maxaa yeelay, isagaa hoos u soo dejiyey kuwii meelaha sare degganaa, oo magaaladii sarajoogga dheeraydna wuu hoosaysiiyey, oo wuxuu hoos ugu soo dejiyaa tan iyo dhulka, oo ciidduu ku soo xooraa.

Ishacyaah 30:30 (SOM) »
Oo Rabbiguna wuxuu ka dhigi doonaa in codkiisa haybadda badan la maqlo, oo wuxuu muujin doonaa soodejinta gacantiisa, oo ay la jiraan dhirifkii cadhadiisa, iyo dab wax gubaya ololkiis, iyo roob weyn oo kedis ah, iyo duufaan, iyo roobdhagaxyaale.

Ishacyaah 28:2 (SOM) »
Bal eega, Sayidku wuxuu leeyahay mid itaal weyn oo xoog badan. Sida roobdhagaxyaale ah, iyo duufaan wax burburinaya, iyo sida daad biyo xoog badan oo wax qarqinaya ayaa gacantiisu dhulka wax ugu xoori doontaa.

Sekaryaah 11:2 (SOM) »
Geed beroosh ahow, ooya, waayo, geedkii kedarka ahaa waa dhacay, maxaa yeelay, kuwii qurqurxoonaa waa la kharribay. Kuwiinna geedaha alloonka ah oo Baashaan yahow, ooya, waayo, kayntii adkayd waa dhacday.

Yexesqeel 13:11 (SOM) »
Kuwa dhoobada aan nuuradda lahayn wax ku malaasa waxaad u sheegtaa inuu derbigaasu soo dhici doono, waxaana jiri doona roob daad weyn. Kuwiinnan roobdhagaxyaale waaweyn ahow, waad soo di'i doontaan, oo dabayl duufaan leh ayaa kala ridi doonta derbigaas.

Ishacyaah 14:22 (SOM) »
Rabbiga ah Ilaaha ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigaa ku soo kici doona iyaga, oo Baabuloon ayaan ka baabbi'in doonaa magac iyo dad hadhay, iyo wiil iyo wiil wiilkii.

Ishacyaah 27:10 (SOM) »
Waayo, magaaladii deyrka lahayd way cidlowday, waxayna tahay hoy laga kacay, oo waxaa looga tegey sida cidlada oo kale. Halkaas waxaa daaqi doona weylka, wuuna jiifsan doonaa, oo wuxuu dhammayn doonaa laamaheeda oo dhan.

Ishacyaah 24:10 (SOM) »
Magaalada cidlada ah waa la dumiyey, oo guri kastana waa la xidhay si aan ninna u soo gelin.

Ishacyaah 25:4 (SOM) »
Waayo, waxaad miskiinka u ahayd xoog, oo saboolka baahanna markuu dhibaataysnaa xoog baad u ahayd, waxaadna ahayd meel duufaanka laga dugsado oo kulaylkana laga hadhsado markii kuwa laga cabsado neeftoodu ay ahayd sida duufaan derbi ku dhacaya.

Ishacyaah 10:19 (SOM) »
Oo geedaha duuddiisa ku hadhayna waxay noqon doonaan in yar oo ilma yaru tiradooda qori karo.

Muujintii 18:21 (SOM) »
Markaasaa malaa'ig xoog weynu waxay kor u qaadatay dhagax u eg dhagaxshiid weyn, oo waxay ku dhex tuurtay badda, oo waxay tidhi, Magaalada weyn oo Baabuloon sidaas oo kale xoog baa hoos loogu tuuri doonaa, oo hadda ka dibna lama heli doono.
Available Bible Translations
Isaiah 32:19 (ASV) »
Isaiah 32:19 (KJV) »
Isaiah 32:19 (GW) »
Isaiah 32:19 (BSB) »
Isaiah 32:19 (WEB) »
Ésaïe 32:19 (LSG) »
Jesaja 32:19 (LUTH1912) »
यशायाह 32:19 (HINIRV) »
ਯਸਾਯਾਹ 32:19 (PANIRV) »
যিচয়া 32:19 (BENIRV) »
ஏசாயா 32:19 (TAMIRV) »
यशया 32:19 (MARIRV) »
యెషయా 32:19 (TELIRV) »
યશાયા 32:19 (GUJIRV) »
ಯೆಶಾಯನು 32:19 (KANIRV) »
إِشَعْيَاءَ 32:19 (AVD) »
ישעיה 32:19 (HEB) »
I-sai-a 32:19 (VIE) »
Isaías 32:19 (RVA) »
Isaia 32:19 (RIV) »
以 赛 亚 书 32:19 (CUVS) »
以 賽 亞 書 32:19 (CUVT) »
Isaia 32:19 (ALB) »
Jesaja 32:19 (SV1917) »
Исаия 32:19 (RUSV) »
Ісая 32:19 (UKR) »
Ézsaiás 32:19 (KAR) »
Исая 32:19 (BULG) »
イザヤ書 32:19 (JPN) »
Jesaja 32:19 (NORSK) »
Isaya 32:19 (SWHULB) »
Izajasza 32:19 (POLUBG) »
Jesaja 32:19 (NLD) »
Esajas 32:19 (DA1871) »
Ishacyaah 32 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






