Sharciga Kunoqoshadiisa Chapter 33 Verse 10 SOM
Sharciga Kunoqoshadiisa 33:10 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 33:10 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Sharciga Kunoqoshadiisa 33:10 SOM
Waxay reer Yacquub bari doonaan xukummadaada, Reer binu Israa'iilna sharcigaaga. Hortaada waxay soo dhigi doonaan foox, Oo meeshaada allabarigana waxay saari doonaan allabari dhan oo la gubo.
View New TabSocial Share Icons
Sharciga Kunoqoshadiisa 33:10 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Sharciga Kunoqoshadiisa 33:10 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 33:10 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sabuurradii 51:19 (SOM) »
Oo markaas adigu waxaad ku farxi doontaa allabaryada xaqnimada iyo qurbaan guban, iyo allabari wada guban dhammaantiis, Oo markaasay dibiyo ku dul bixin doonaan meeshaada allabariga.

Laawiyiintii 10:11 (SOM) »
iyo inaad reer binu Israa'iil bartaan kulli qaynuunnadii Rabbigu iyaga kula hadlay oo uu gacanta Muuse ugu soo dhiibay oo dhan.

Baxniintii 30:7 (SOM) »
Oo Haaruun waa inuu ku shido foox udgoon; subax walba markuu laambadaha hagaajinayo waa inuu foox shido.

Yexesqeel 43:27 (SOM) »
Oo Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Markay maalmahaasu dhammaadaan, maalinta siddeedaad iyo intii ka dambaysa wadaaddadu waa inay meesha allabariga ku kor bixiyaan qurbaannadiinna la gubo iyo qurbaannadiinna nabaadiinoba, oo aniguna waan idin aqbali doonaa.

Samuu'eel Kowaad 2:28 (SOM) »
Oo miyaan isaga ka doortay qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhan inuu wadaad ii noqdo, iyo inuu ku allabaryo meeshayda allabariga, iyo inuu uunsi shido, iyo inuu hortayda eefod ku xidho? Oo miyaan reerkii aabbahaa siiyey qurbaannadii reer binu Israa'iil oo dhan ee dab lagu sameeyo?

Sharciga Kunoqoshadiisa 17:9 (SOM) »
Oo waa inaad u tagtaan wadaaddada reer Laawi iyo xaakinka wakhtigaas joogi doono, oo waa inaad xaalkaas haybisaan oo iyana waxay idiin sheegi doonaan xukunkaas garsooriddiisa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:8 (SOM) »
Xagga cudurka baraska ah waa inaad isjirtaan, oo waa inaad dhawrtaan oo yeeshaan wax alla wixii wadaaddada reer Laawi ay idin baraan oo dhan, oo sidaan iyaga ugu amray, idinku waa inaad saas u dhawrtaan oo u yeeshaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:9 (SOM) »
Markaasaa Muuse sharcigan qoray, oo wuxuu u dhiibay wadaaddadii reer Laawi oo qaadi jiray sanduuqii axdiga Rabbiga, iyo odayaashii reer binu Israa'iil oo dhan.

Muujintii 8:3 (SOM) »
Oo haddana waxaa timid malaa'ig kale, oo waxay is-ag taagtay meeshii allabariga, iyadoo haysata idan dahab ah, oo waxaa la siiyey foox badan si ay ugu darto baryadii quduusiinta oo dhan oo ay ugu shiddo meeshii allabariga oo dahabka ahayd oo carshiga hortiisa tiil.

Tirintii 16:40 (SOM) »
inay taasu reer binu Israa'iil xusuus u noqoto, si uusan shisheeye aan Haaruun farcankiisa ahaynu Rabbiga hortiisa ugu soo dhowaan inuu foox u bixiyo, si uusan u noqon sidii Qorax iyo guutadiisa, sidii Rabbigu isaga ugula hadlay Muuse.

Laawiyiintii 1:9 (SOM) »
laakiinse neefka uurkujirtiisa iyo addimmadiisa biyo ha ku maydho, oo wadaadku meesha allabariga dusheeda dhammaantiis ha ugu gubo qurbaan la gubo oo ah qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.

Laawiyiintii 9:12 (SOM) »
Oo haddana wuxuu gowracay neefkii qurbaanka la gubo ahaa, markaasaa wiilashii Haaruun waxay isagii u keeneen dhiiggii, oo isna wuxuu ku dul rusheeyey hareeraha meesha allabariga.
Available Bible Translations
Deuteronomy 33:10 (ASV) »
Deuteronomy 33:10 (KJV) »
Deuteronomy 33:10 (GW) »
Deuteronomy 33:10 (BSB) »
Deuteronomy 33:10 (WEB) »
Deutéronome 33:10 (LSG) »
Deuteronomium 33:10 (LUTH1912) »
व्यवस्थाविवरण 33:10 (HINIRV) »
ਅਸਤਸਨਾ 33:10 (PANIRV) »
দ্বিতীয় বিৱৰণ 33:10 (BENIRV) »
உபாகமம் 33:10 (TAMIRV) »
अनुवाद 33:10 (MARIRV) »
ద్వితీయోపదేశ కాండము 33:10 (TELIRV) »
પુનર્નિયમ 33:10 (GUJIRV) »
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 33:10 (KANIRV) »
اَلتَّثْنِيَة 33:10 (AVD) »
דברים 33:10 (HEB) »
Phục Truyền Luật Lệ 33:10 (VIE) »
Deuteronomio 33:10 (RVA) »
Deuteronomio 33:10 (RIV) »
申 命 记 33:10 (CUVS) »
申 命 記 33:10 (CUVT) »
Ligji i Përtërirë 33:10 (ALB) »
5 Mosebok 33:10 (SV1917) »
Второзаконие 33:10 (RUSV) »
Повторення Закону 33:10 (UKR) »
5 Mózes 33:10 (KAR) »
Второзаконие 33:10 (BULG) »
申命記 33:10 (JPN) »
5 Mosebok 33:10 (NORSK) »
Torati 33:10 (SWHULB) »
Powtórzonego 33:10 (POLUBG) »
Deuteronomium 33:10 (NLD) »
5 Mosebog 33:10 (DA1871) »
Sharciga Kunoqoshadiisa 33 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






