Sharciga Kunoqoshadiisa Chapter 28 Verse 63 SOM
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 SOM
Oo sidii Rabbigu idiinku farxay inuu wanaag idiin sameeyo oo uu idin badiyo, ayuu sidaas oo kale ugu farxi doonaa inuu idin halligo oo idin baabbi'iyo, oo idinka waa laydinka rujin doonaa dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan.
View New TabSocial Share Icons
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Sharciga Kunoqoshadiisa 28:63 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Maahmaahyadii 1:26 (SOM) »
Sidaas daraaddeed aniguna waan idinku qosli doonaa markay belaayo idinku dhacdo; Waanan idinku majaajiloon doonaa markay cabsiyu idinku soo degto;

Yeremyaah 32:41 (SOM) »
Waxaan ku farxi doonaa inaan iyaga wanaag u sameeyo, oo sida runta ah qalbigayga oo dhan iyo naftayda oo dhan ayaan iyaga dalkan ku dhex beeri doonaa.

Yexesqeel 5:13 (SOM) »
Oo sidaasaa xanaaqaygu ku dhammaystirmi doonaa, cadhadaydana iyagaan ku dejin doonaa, markaasaan qaboobi doonaa, oo waxay ogaan doonaan inaan aniga Rabbiga ahu qiiradayda kula hadlay markaan cadhadaydii korkooda ku dhammaystiray.

Sefanyaah 3:17 (SOM) »
Rabbiga Ilaahaaga ah ayaa dhexdaada jooga, isagu waa mid xoog badan oo ku badbaadin doona. Farxad buu kuugu rayrayn doonaa, oo wuxuu ku nasan doonaa jacaylkiisa, oo gabay buu kuugu farxi doonaa.

Ishacyaah 1:24 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed Sayidka ah Rabbiga ciidammada, oo ah Ka xoogga badan ee reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Way, anigu nacabyadayda waan ka nasan doonaa, oo cadaawayaashaydana waan ka aar gudan doonaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 (SOM) »
Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn doonaa shuqulka aad gacanta ku qabataan oo dhan iyo midhaha jidhkiinna iyo midhaha xoolahiinna, iyo midhaha dhulkiinnaba, waayo, Rabbigu mar kaluu ku farxi doonaa inuu wanaag idiin sameeyo siduu awowayaashiin ugu farxay oo kale,

Yeremyaah 24:6 (SOM) »
Waayo, waxaan indhahayga iyaga ugu hayn doonaa wanaag aawadiis, oo dalkan baan ku soo celin doonaa, waanan dhisi doonaa, oo innaba ma aan dumin doono, waanan beeri doonaa, oo innaba ma aan rujin doono.

Yeremyaah 31:40 (SOM) »
Oo dhammaan dooxada meydadka, iyo dambaskaba, iyo beeraha oo dhan tan iyo durdurka Qidroon iyo ilaa iridda faraska oo dhanka bari u jeeddaba quduus bay Rabbiga u ahaan doonaan, oo weligeedna mar dambe lama rujin doono, lamana dumin doono.

Yeremyaah 42:10 (SOM) »
Haddaad dalkan sii joogtaan, waan idin dhisi doonaa, oo idinma dumin doono, oo waan idin beeri doonaa, oo idinma rujin doono innaba, waayo, waan ka qoomamooday masiibadii aan idinku sameeyey.

Yeremyaah 31:28 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxay noqon doontaa in sidaan iyaga ugu dhawray inaan rujiyo, oo aan dumiyo, oo aan afgembiyo, oo aan baabbi'iyo, oo aan wada dhibo, sidaas oo kale ayaan iyaga ugu dhawri doonaa inaan dhiso, oo aan beero.

Yeremyaah 45:4 (SOM) »
Waxaad isaga ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Wixii aan dhisay waan dumin doonaa, oo wixii aan beerayna waan rujin doonaa, taasuna waa dalka oo dhan.
Available Bible Translations
Deuteronomy 28:63 (ASV) »
Deuteronomy 28:63 (KJV) »
Deuteronomy 28:63 (GW) »
Deuteronomy 28:63 (BSB) »
Deuteronomy 28:63 (WEB) »
Deutéronome 28:63 (LSG) »
Deuteronomium 28:63 (LUTH1912) »
व्यवस्थाविवरण 28:63 (HINIRV) »
ਅਸਤਸਨਾ 28:63 (PANIRV) »
দ্বিতীয় বিৱৰণ 28:63 (BENIRV) »
உபாகமம் 28:63 (TAMIRV) »
अनुवाद 28:63 (MARIRV) »
ద్వితీయోపదేశ కాండము 28:63 (TELIRV) »
પુનર્નિયમ 28:63 (GUJIRV) »
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 28:63 (KANIRV) »
اَلتَّثْنِيَة 28:63 (AVD) »
דברים 28:63 (HEB) »
Phục Truyền Luật Lệ 28:63 (VIE) »
Deuteronomio 28:63 (RVA) »
Deuteronomio 28:63 (RIV) »
申 命 记 28:63 (CUVS) »
申 命 記 28:63 (CUVT) »
Ligji i Përtërirë 28:63 (ALB) »
5 Mosebok 28:63 (SV1917) »
Второзаконие 28:63 (RUSV) »
Повторення Закону 28:63 (UKR) »
5 Mózes 28:63 (KAR) »
Второзаконие 28:63 (BULG) »
申命記 28:63 (JPN) »
5 Mosebok 28:63 (NORSK) »
Torati 28:63 (SWHULB) »
Powtórzonego 28:63 (POLUBG) »
Deuteronomium 28:63 (NLD) »
5 Mosebog 28:63 (DA1871) »
Sharciga Kunoqoshadiisa 28 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »







