Samuu'eel Labaad Chapter 14 Verse 19 SOM
Samuu'eel Labaad 14:19 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Samuu'eel Labaad 14:19 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Samuu'eel Labaad 14:19 SOM
Boqorkiina wuxuu yidhi, Waxyaalahan oo dhan ma Yoo'aab baa kugu weheliya? Kolkaasaa naagtii ugu jawaabtay, Boqorow, sayidkaygiiyow, naftaada nool baan ku dhaartaye inaan ninna xagga midigta ama xagga bidixda uga leexan karin waxaad tidhi, boqorow, sayidkaygiiyow, waayo, addoonkaaga Yoo'aab ah ayaa igu amray waxan, oo erayadan oo dhanna isagaa afka iigu riday, anoo addoontaada ah.
View New TabSocial Share Icons
Samuu'eel Labaad 14:19 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Samuu'eel Labaad 14:19 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Samuu'eel Labaad 14:19 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Samuu'eel Labaad 14:3 (SOM) »
oo waxaad u gashaa boqorka, oo sidan ula hadal. Sidaasuu Yoo'aab erayadii afka ugu riday.

Samuu'eel Kowaad 1:26 (SOM) »
Kolkaasay tidhi, Sayidkaygiiyow, waxaan ku dhaaranayaa naftaada nool, Sayidkaygiiyow, waxaan ahay naagtii halkan ku soo ag istaagtay, iyadoo Rabbiga baryaysa.

Samuu'eel Labaad 3:34 (SOM) »
Gacmahaagu ma xidhnayn, cagahaaguna ma dabranayn, Sida nin ugu dhaco dad dembi leh hortooda ayaad u dhacday. Markaasaa dadkii oo dhammu mar kale u ooyay isagii.

Samuu'eel Labaad 3:27 (SOM) »
Oo markuu Abneer ku soo noqday Xebroon ayaa Yoo'aab gees ula baxay oo iridda la dhex galay si uu ula faqo, markaasuu caloosha ka dooxay si uu u dhinto, maxaa yeelay, dhiiggii walaalkiis Casaaheel ayuu daadshay.

Samuu'eel Kowaad 17:55 (SOM) »
Oo Saa'uulna markuu arkay Daa'uud oo u baxaya kii reer Falastiin ayuu Abneer oo ahaa sirkaalkii ciidanka ku yidhi, Abneer, yarkanu waa ina ayo? Oo Abneerna wuxuu ku yidhi, Boqorow, noloshaadaan ku dhaartaye, kuuma sheegi karo.

Samuu'eel Kowaad 20:3 (SOM) »
Oo haddana Daa'uud wuu dhaartay oo yidhi, Aabbahaa aad buu u og yahay inaad raalli iga tahay; oo wuxuu isyidhaahdaa, Yuusan Yoonaataan tan ogaanin waaba intaasoo uu ka calool xumaadaaye; laakiinse sida runta ah, waxaan ku dhaartay Rabbiga noloshiisa iyo adiga naftaada inaan aniga iyo dhimasho waxba noo dhaxayn tallaabo mooyaane.

Luukos 21:15 (SOM) »
Waayo, waxaan idin siin doonaa af iyo xigmad aanay cadaawayaashiinna oo dhammu ka adkaan karin oo aanay ka gees hadli karin.

Samuu'eel Kowaad 25:26 (SOM) »
Sidaas daraaddeed, sayidkaygiiyow, waxaan ku dhaartay nolosha Rabbiga, iyo adiga naftaada, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu kaa hor joogsaday inaad dhiig gasho, iyo inaad gacantaada ku aarsatid, haddaba cadaawayaashaada iyo kuwa xumaanta kula doonaya, sayidkaygiiyow, ha noqdeen sida Naabaal oo kale.

Yashuuca 1:7 (SOM) »
Xoog uun yeelo, oo aad u dhiirranow inaad dhawrtid oo aad yeeshid si waafaqsan sharcigii addoonkaygii Muuse kugu amray oo dhan. Si aad ugu liibaantid meel kastoo aad tagtidba, sharcigaas ha uga leexan midigta iyo bidixda toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:32 (SOM) »
Haddaba waa inaad dhawrtaan oo u samaysaan sida Rabbiga Ilaahiinna ahu idiinku amray. Waa inaydaan u leexan xagga midigta iyo xagga bidixda toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:14 (SOM) »
oo aydaan erayada aan maanta idinku amrayo gees uga leexan xagga midigta iyo xagga bidixda toona, inaad ilaahyo kale daba gashaan oo aad u adeegtaan.

Tirintii 20:17 (SOM) »
Waan ku baryayaaye, na daa aan dalkaaga dhex marnee. Kaa dhex mari mayno berrin ama beercanab, oo ceelasha biyahoodana ka cabbi mayno. Waxaannu iska maraynaa boqorka waddadiisa oo ugu leexan mayno xagga midigta ama xagga bidixda jeeraannu soohdintaada ka baxno.
Available Bible Translations
2 Samuel 14:19 (ASV) »
2 Samuel 14:19 (KJV) »
2 Samuel 14:19 (GW) »
2 Samuel 14:19 (BSB) »
2 Samuel 14:19 (WEB) »
2 Samuel 14:19 (LSG) »
2 Samuel 14:19 (LUTH1912) »
2 शमूएल 14:19 (HINIRV) »
2 ਸਮੂਏਲ 14:19 (PANIRV) »
2 চমূৱেল 14:19 (BENIRV) »
2 சாமுவேல் 14:19 (TAMIRV) »
2 शमुवेल 14:19 (MARIRV) »
2 సమూయేలు 14:19 (TELIRV) »
2 શમુએલ 14:19 (GUJIRV) »
2 ಸಮುವೇಲನು 14:19 (KANIRV) »
صَمُوئِيلَ ٱلثَّانِي 14:19 (AVD) »
שמואל ב 14:19 (HEB) »
2 Sa-mu-ên 14:19 (VIE) »
2 Samuel 14:19 (RVA) »
2 Samuele 14:19 (RIV) »
撒 母 耳 记 下 14:19 (CUVS) »
撒 母 耳 記 下 14:19 (CUVT) »
2 Samuelit 14:19 (ALB) »
2 Samuelsboken 14:19 (SV1917) »
2 Царств 14:19 (RUSV) »
2 Самуїлова 14:19 (UKR) »
2 Sámuel 14:19 (KAR) »
2 Царе 14:19 (BULG) »
サムエル記下 14:19 (JPN) »
2 Samuel 14:19 (NORSK) »
2 Samweli 14:19 (SWHULB) »
2 Samuela 14:19 (POLUBG) »
2 Samuël 14:19 (NLD) »
2 Samuel 14:19 (DA1871) »
Samuu'eel Labaad 14 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






