Taariikhdii Kowaad Chapter 21 Verse 12 SOM
Taariikhdii Kowaad 21:12 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Kowaad 21:12 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Taariikhdii Kowaad 21:12 SOM
saddex sannadood oo abaar ah, ama saddex bilood oo aad ku baabba'did cadaawayaashaada hortooda iyadoo seefta cadaawayaashaadu ay ku gaadhayso, amase haddii kale saddex maalmood oo seefta Rabbigu iyadoo belaayo ah ay dalka dhex marayso, oo ay malaa'igtii Rabbiga dadka baabbi'inayso kulli dalka reer binu Israa'iil oo dhan. Haddaba bal ka fiirso jawaabta aan u celiyo kii i soo diray.
View New TabSocial Share Icons
Taariikhdii Kowaad 21:12 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Taariikhdii Kowaad 21:12 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Kowaad 21:12 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Muujintii 7:1 (SOM) »
Taas dabadeed waxaan arkay afar malaa'igood oo taagan afarta gees oo dhulka, oo xajinaya afarta dabaylood, si aan dabaylu ugu dhicin dhulka ama badda ama dhirta.

Samuu'eel Labaad 21:1 (SOM) »
Oo wakhtigii Daa'uud abaar baa dhacday intii saddex sannadood ah, oo sannadba sannadda ka dambayso, markaasaa Daa'uud Rabbiga baryay. Rabbiguna wuxuu yidhi, Tanu waxay ku timid Saa'uul iyo reerkiisa dhiigga qaba, maxaa yeelay, wuxuu laayay reer Gibecoon.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:15 (SOM) »
Laakiinse haddaydnan dhegaysan codka Rabbiga Ilaahiinna ah, inaad xajisaan oo aad wada yeeshaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa aan maanta idinku amrayo, markaas inkaarahan oo dhammu way idinku soo degi doonaan oo idin soo gaadhi doonaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:25 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu ka dhigi doonaa in laydinku laayo cadaawayaashiinna hortooda, oo iyaga jid qudha baad kaga iman doontaan, oo hortooda ayaad toddoba jid ku kala carari doontaan, oo boqortooyooyinka dunida oo dhammu waad ku dhex rogrogmi doontaan hore iyo dib.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:35 (SOM) »
Oo Rabbigu lowyaha iyo lugaha tan iyo tin iyo cedhib wuxuu idinka gelin doonaa boogo aydaan ka bogsan karin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:51 (SOM) »
Oo dadkaasu wuxuu cuni doonaa midhaha xoolihiinna iyo midhaha dhulkiinna, ilaa aad baabba'daan, oo weliba idiinkama tegi doono hadhuudh, iyo khamri, iyo saliid, iyo dhasha lo'diinna, iyo tan idihiinna, ilaa uu idin halligo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:27 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu idinku ridi doonaa boogtii Masar, iyo kasoobaxyo, iyo cadho, iyo xajiin aydaan ka bogsan karin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:22 (SOM) »
Rabbiguna wuxuu idinku dhufan doonaa taagdarro, iyo qandho, iyo gubasho, iyo kulayl daran, iyo seef, iyo beera-engeeg, iyo caariyaysi, oo iyana way idin eryan doonaan ilaa aad halligantaan.

Laawiyiintii 26:17 (SOM) »
Oo anna gees baan idinka noqon doonaa, oo cadaawayaashiinna hortooda baa laydinku layn doonaa, oo waxaa idiin talin doona kuwo idin neceb, waadna iska carari doontaan iyadoo aan ninna idin eryanayn.

Laawiyiintii 26:10 (SOM) »
Oo waxaad cuni doontaan midhihii hore oo aad wakhti dheer kaydsateen, oo waxaad soo bixin doontaan midhihii hore si aad kuwa cusub meel ugu heshaan.

Laawiyiintii 26:25 (SOM) »
Oo waxaan idinku soo dejin doonaa seef idinka aargudda aanadii axdiga, oo magaalooyinkiinna waad ku soo wada ururi doontaan, oo anna belaayo waan idinku dhex ridi doonaa, markaasaad cadowga u gacangeli doontaan.

Laawiyiintii 26:36 (SOM) »
Oo intii idinka hadhana waxaan qalbigooda ku ridi doonaa fulanimo, iyagoo dalalka cadaawayaashooda dhex jooga, oo sanqadha caleen dabaylu kaxaynayso ayaa iyaga eryan doonta, oo waxay uga carari doonaan sida qof seef uga cararo, oo iyadoo aan ninna eryanayn ayay iska daadan doonaan.
Available Bible Translations
1 Chronicles 21:12 (ASV) »
1 Chronicles 21:12 (KJV) »
1 Chronicles 21:12 (GW) »
1 Chronicles 21:12 (BSB) »
1 Chronicles 21:12 (WEB) »
1 Chroniques 21:12 (LSG) »
1 Chronik 21:12 (LUTH1912) »
1 इतिहास 21:12 (HINIRV) »
1 ਇਤਿਹਾਸ 21:12 (PANIRV) »
1 বংশাৱলি 21:12 (BENIRV) »
1 நாளாகமம் 21:12 (TAMIRV) »
1 इतिहास 21:12 (MARIRV) »
1 దినవృత్తాంతాలు 21:12 (TELIRV) »
1 કાળવૃતાંત 21:12 (GUJIRV) »
1 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 21:12 (KANIRV) »
١ أخبار 21:12 (AVD) »
דברי הימים א 21:12 (HEB) »
1 Sử Ký 21:12 (VIE) »
1 Crónicas 21:12 (RVA) »
1 Cronache 21:12 (RIV) »
历 代 志 上 21:12 (CUVS) »
歷 代 志 上 21:12 (CUVT) »
1 Kronikave 21:12 (ALB) »
1 Krönikeboken 21:12 (SV1917) »
1 Паралипоменон 21:12 (RUSV) »
1 хроніки 21:12 (UKR) »
1 Krónika 21:12 (KAR) »
1 Летописи 21:12 (BULG) »
歴代志上 21:12 (JPN) »
1 Krønikebok 21:12 (NORSK) »
1 Nyakati 21:12 (SWHULB) »
1 Kronik 21:12 (POLUBG) »
1 Kronieken 21:12 (NLD) »
1 Krønikebog 21:12 (DA1871) »
Taariikhdii Kowaad 21 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






